ASsIST WhatsApp
+30 694 810 0477
Waxaad nala soo xiriiri kartaa ASsIST adiga oo farriin qoraal ah cod ah noogu soo diraya WhatsApp. Waxa aan ku dedaalaynaa in aan ka jawaabno dhammaan su’aalaha muddo 24 saacadood gudahood ah [haddii aanay fariintu na soo gaadhin ka dib 5 galabnimo ee Jimcaha].
Waanu ognahay in qaar ka mid ah codsiyadu ay degdeg yihiin, sidaa awgeed waxaanu ku xiri doonaa qareen ama adeeg kale, sida ugu dhaqsaha badan.
Markaad noo soo dirto fariin, si aanu horu kuugu soo jawaabno fadlan ku dar:
1. Goobta aad hadda joogtid
2. Luuqadda aad doorbidaysid.
3. Faahfaahin kooban oo ku saabsan qaabka aanu kuu caawin karno.
Mahadsanid.